Xaysiis | Tartanka Nabadda ee Warbaahinta & Suugaanta
Xaysiis | Tartanka Nabadda ee Warbaahinta & Suugaanta Hay’adda PSA waxay si rasmi ah u shaacinaysaa Baaqa Soo Gudbinta Hal-abuurka ee Tartanka Nabadda Puntland ee Warbaahinta iyo Suugaanta. Tartankan waxaa lagu aqoonsanayaa laguna maamuusayaa doorka hal-abuurku ku leeyahay horumarinta nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo isku-duubnida bulshada Puntland. PSA waxa ay ku martiqaadaysaa abwaannada, hal-abuurayaasha, filim-sameeyayaasha, suxufiyiinta iyo […]
Xaysiis | Tartanka Nabadda ee Warbaahinta & Suugaanta Read More »

